News >> Breaking News >> Ogaden Online
Somalia President Mohamed Abdullahi Mohamed, left, in Djibouti on July 5, 2018, and Prime Minister Mohamed Hussein Roble in Mogadishu, the capital, on May 27, 2021. (Yasuyoshi Chiba and Abdirahman Yusuf/AFP/Getty Images) By Rachel Chason and Omar Faruk September 18, 2021 at 1:38 p.m. EDT NEW! Gift this article to share free access 87 […]
The post How an intelligence officer’s disappearance in Somalia has ripped the government apart appeared first on Ogaden Online | Somali Regional State News.
Source: BBC Share IMAGE SOURCE,GETTY IMAGES In our series of letters from African journalists, Ismail Einashe considers the importance of food for those forced to flee their homes. On a rainy Friday evening in London not long ago, I welcomed a group of friends to my flat to enjoy a Somali culinary feast that I […]
The post Letter from Africa: The wonders of Somali cuisine and a taste of home appeared first on Ogaden Online | Somali Regional State News.
Waxa la ogaysiinaya Jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool magaalada london gaar ahaan xaafadaha, Hounslow, Ealing, Hillingdon, Harrow iyo Brent in haayada samafalka ee Horn of Africa Foundation ay diyaar ula tahay adeegyada arrimaha bulshada ee la xidhiidha wacyi galinta caabuqa. Adeegyada ay Haayadu idiin hayso waxaa kamida, in si toosa ay u caawinayso naafada, dadka […]
The post Horn of Africa Foundation (Covid-19 In this together) appeared first on Ogaden Online | Somali Regional State News.
Dhinaca taban ee wajaale iyo Baraarug La’aanta DDS. Qalinkii – Abdisatar Ahmed salaat Maanta soo ma joogno maalintii aan dalban lahayn xaqeena inagoo isticmaalayna Qalinkeena ? Arrin kasta waxay leedahay waqti uu haboonyahay ka hadalkeeda anigana waxaan maanta is-tusay inaan ka hadlo tuulada yar ee dhaqaale ahaan u gumaysata dalkeena iyo dadkeena oo dhan:Wajaale waa […]
The post Dhinaca taban ee wajaale iyo Baraarug La’aanta DDS. appeared first on Ogaden Online | Somali Regional State News.
Dawlada Maraykan ayaa qorshaynaysa sidii deeqaha dalka Ethiopia ay siiso uga joojin lahayd sababo laxidhiidha Biyo-Xidheenka Abay ee masar iyo Ethiopia isku haystaan. Madaxweynaha Maraykanka, Donald J.Trump, ayaa kuwargaliyay kaaliyayaashiisa Aqalka Cad inuu doonayo in deeqaha Ethiopia uu jaro maadaama ay ka caga-jiidey in heshiis lagagaadho dalka Masar dhinaca khilaafka biyo xidheenka Abay. Sidookale warkan […]
The post Dowlada USA cadaadis saaraysa Itoobiya appeared first on Ogaden Online | Somali Regional State News.
Waxaa isasootaraya Walaac lagaqabo weerar dawlada Abiy Ahmed kuqaado maamulka Gobolka Tigray-ga, iyadoo soo afjarantay wixii waan-waan ahaa ee lagurabay in Dawlada dhexe(DDH) iyo Dawlada Deegaanka Tigray(DDT) kuxaliyaan arimaha laysku mari la’yahay. Raysul-Wasaare Abiy Ahmed wuxuu iskudayay in uu isbadalka dalka uukawado gaadhsiiyo DDT, waxaase diiday madaxda TPLF oo iyaguna iskudayay dhankooda in Abiy Ahmed […]
The post Weerar ka dhan ah Maamulka Tigray in lagu qaado appeared first on Ogaden Online | Somali Regional State News.
Hay’da Qaramada-Midoobey uqaabilsan xuquuqda aadamaha ayaa cadaadis kusaaraysa xukuumada Abiy Ahmed inay fasaxdo dibad baxyada, internet-kana ay sibuuxda ufurto. 🇪🇹 #Ethiopia: UN experts welcome the restoration of broadband and Wi-Fi Internet and call on the Government to respect the right of people to demonstrate peacefully. Learn more: https://t.co/qrKp8hWHqC pic.twitter.com/cVeN14qFlj — UN Special Procedures (@UN_SPExperts) July […]
The post Itoobiya waa inay oggolaato banaanbaxyada appeared first on Ogaden Online | Somali Regional State News.
Raysal Wasaaraha Itoobiya, safar-shaqo aan horay loo qorsheynin ugu baxay dalka Eritrea Subaxnimadii Axada. Socdaalkan baa lagu tilmaamayaa inuu la xidhiidho khilaafaadka ka soo kordhay mandaqada gaar ahaan, Khilaafaadka Biyaha Niil, Iskaashiga labada dal Eritrea iyo Ethiopia Heshiiskoodii oo aan meel marin si buuxda iyo waliba heshiisyo kale Geeska Afrika ku salaysan oo labada dal […]
The post Abiy Axmed iyo Socdaalkiisa Eritrea appeared first on Ogaden Online | Somali Regional State News.
Jug-jug meeshaada joog” RW Abiy Ahmed wuxuu taagan yahay halkii uu kasoo bilaabay maalintii uu Hailemariam Desalegn iscasilay. WQ; Shafi Adamwaris Osman. Inta aana gudagalin ujeedka qoraalkayga horta Lixdan Abiy Ahmed keebaa ah Abiy Ahmed-ka runta ah? Abiy Ahmed Oromo ah vs Abiy Ahmed axmaar ah Abiy Ahmed Muslim ah vs Abiy Ahmed Christian ah […]
The post “Jug-jug meeshaada joog” Qalinkii Shafi Adamwaris Osman. appeared first on Ogaden Online | Somali Regional State News.
Dalka Itoobiya oo qirtay inay bilaabeen buuxinta masnada biya xidheenka wabiga Niil ayaa laga cabsi qabaa inuu qarxiyo daggaal u dhaxeeya labada dal ee Masar iyo Itoobiya. Wasiirka wasaarada Biyaha dalka Itoobiya ayaa rumeeyay muuqaalo hawada sare lagasooqabtay, muuqaaladaas waxaa soo qaaday Satalite laga leeyahay midowga Europe, sawiro muujinaya biyo xidheenka oo biyo badan ku […]
The post Dagaal ma dhalin karaa Biyaha Niil appeared first on Ogaden Online | Somali Regional State News.